Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Biden oo xirmo gargaar oo hub ah u saxiixay Israel


Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Arbacadii shalay u saxiixay Israa'iil xirmo gargaar ah oo dhan 26 bilyan oo dollar, xilli ay jiraan baaritaanno dheeraad ah oo ku aaddan in milateriga dalkaas uu la kulmayo heerarka xuquuqda aadanaha ee Mareykanka.

Madaxa Xafiiska Aqalka Cad Patsy Widakuswara ayaa warbixintan diyaarisay, waxaana nala socodsiineysa Caasha Ibraahim Aaden.

Biden oo xirmo gargaar oo hub ah u saxiixay Israel
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:12 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG