Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Xasan oo bilad guddoonsiiyey oradyahan Cabdullaahi Jaamac


Madaxweyne Xasan iyo Orodyahan Cabdullaahi Jaamac
Madaxweyne Xasan iyo Orodyahan Cabdullaahi Jaamac

Munaasabad xalay lagu qabtay madaxtooyada Villa Somalia ayuu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud bilad sharaf ku guddoonsiiyey oradyahan Cabdullaahi Jaamac.

Cabdullaahi ayaa kaalinta labaad ka galay tartanka orodada 5,000 Mitir ee ciyaaraha guud ee Qaramada Afrika, kaas oo dhawaan lagu soo gabagabeeyey Magaalada Accra ee caasimada dalka Ghana.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Madaxweyne Xasan oo bilad sharaf guddoonsiiyey oradyahan Cabdullaahi Jaamac
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:42 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG